Mogadishu was one of the most beautiful cities in the world and it can be again - Caasimada

Caasimada Soomaaliya waxa ay ahaan jirtay  magaalooyinka ugu quruxda badan aduunka dibna   weey u ahaan doontaaa insha Allah.




Mogdishu before the war
Quruxdeeda waxa ay ahayd mid aduunku aad u  soo jiidataay xaga naqshada iyo guud ahaaan.  Dalxiisayaashu waxa ay ahaayeen kuwo aad ugu faraxsan imaatinka Muqdisho oo ilaa iyo hadda ay dalxiisayaashu xiiseynayaaan iyadoo amnigu weli khatar ka jirto. Si, kastababa ha noqotee caasimadu waxa ay u baahan tahay jaceyl wadaniyadeed iyo aragti fog hadii taaas la helana waxa ay noqon doontaa caasimada aduunkga ugu quruxda badan  mar kale.





Mogadishu before the war
Si, aan taas u gaarno dalku waxa uu u baahan yahay wadaniyad dhab ah iyo muwaadiniin hadafkoodu yahay Soomaaliyadii hore ee aduunku yaqaanay. Hadaba  maanta ka shaqeey horumar iyo midnimo si,aan u gudano waajibaadka muwaadineed ee ina saaran.









Mogadishu Lighthouse ( Secondo Liido) Italian Lighthouse
Dal ma dhisnaano karo shacab la,aantood, Dad  qiimo yeelan maayo dal la,aantii. Waxaa jirto oraah oraneyso "Qofkii dagaalamaa wuu guuldareysan karaa balse qofkii aanan dagaalamin wuuba guuldareystay" macnaheedu waxa ay tahay wixii aan rabnay hadaanan u dagaalamin oo aan ka jiifano maba gaareyno ileyn maba aanan isku dayin xitaaa.



Soomaaliya Soomaali Baa Leh.

W.Q: Mustafa Mmj

Kommentare

Beliebte Posts