Direkt zum Hauptbereich

Posts

Video Specials

Somalia Today - Mustafa Mmj

Madaxweyne Farmajo waa shaqsi aad u qalbi wanaagsan oo aan runtii qof walbaa dareemi karo laakin hadii qofku si, qabyaaladeysan ugu nacaayo waa baab kale. Lama yaabayo haduusan qaban wixii uu balan qaaday sababtoo ah Soomaaliya hadii madaxweynaha ugu fiican loo keeeno xitaa in uusan waxba ka qaban karin ayaan aaminsanahay. Wax kale ma ahan ee muwaadinka Soomaaliyeed waxa uu dowlad u yaqaanaa shaqsi kaasoo wax walbaa umadda u qabto halka ay iyagu waajibaadkoodii iloobeen.Dadku markeeysan wadajir ahayn cidna waxba uma qaban karto hadii qof walbaa ina adeerkii uuu wadani u yaqaano weligeed waxa ay ahaan jug jug meeshaada joog. Horumarku dalku waaa mid waajib ah oo muwaadin walbaa saaran hadaanan si, wadajir loo gudanin dhibtu dhamaan meyso baahi iyo rafaadna lagama baxayo. Hadaba maxaa inala gudboon hadii aan nahay shacabka Soomaaliyeeed? Marka annaga aan dalkeena daacad u noqono, aan joojino in aan qof walbaa qabyaalad ugu nacno, aan dhiro gelino shaqsiyaadka raba in ay wa

Aktuelle Posts

Mogadishu was one of the most beautiful cities in the world and it can be again - Caasimada